Akhriso) Labo arrimood oo la sheeg iney caqabad ku yihiin shirka Dhuusamareeb

Masuuliyiinta Bulshada rayidka Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in is-aamin darro iyo tanaasul la’aan ay yihiin caqabadaha ugu waaweyn ee ku hareeraysan wada-hadallada Dhuusamereeb. Ururrada bulshada rayidka ayaa hadalkan ku sheegay war-saxaafadeed ay maanta soo saareen, kadib markii ay la kulmeen dhinacyada ku wada sugan Dhuusamareeb Waxayna ugu baaqeen ka qayb galayaasha … Continue reading Akhriso) Labo arrimood oo la sheeg iney caqabad ku yihiin shirka Dhuusamareeb